DAAWO VIDEO:Beesha Habar Jeclo oo Ku Dhaartay Qori Inay Burco Uga Saarayaan,Dhulbahante Fariin Culus U Diray

Beesha Habar Jeclo Ayaa Ku Dhawaaqay Go’aan ka Dhan Ah Maamulka Hogaamiya Soomaliland Iyo Muuse Biixi cabdi ,Waxayna Ku Dhaarteen Inay Qori Uga Saarayaan Magaalada Burco.

Mid ka Mid Ah Wax Garadka Beesha Ayaa fariin Kulul Hawada U Mariyey Kornaylada Hogaamiya  Soomaliland ee Muuse Biixi Iyo Ina Kaahin.

Sidoo Kale waxay fariin Kulul Hawada u Mariyeen Beesha Dhulbahante Booqashada La Sheegay Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Inuu ku tagayo Magaalada Laascaanood.

Wuxuu Sheegay Inuusan Muuse Biixi Booqan Karin Gobolada Dhulbahante,Sidoo kale Beesha Habar jeclo Ayaa Xusay Qaabka Soomaliland U kala Yaacday Beel Beel.

DAAWO MUUQAALKA

[wp_ad_camp_1]

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*