DAAWO VIDEO:Ciidanka Soomaliland oo Gobolka Sool Ku Toogtey Laba Nin oo Reer Buuhodle Iyo Banaanbax laga Cabsi Qabo.

Ciidanka Maamulka Soomaliland Ayaa Laba Nin oo Shacab Ah ku toogtey Gobolka Sool Gar Ahaana Duleedka Kalabadh,waxaana Ciidanka Booliska Soomaliland Si Badheedh Ah U Dileen Labada Qof.

Saraakiisha Maamulka Labaxay Soomaliland Ayaa Ku Eedeyey Inay Hubaysnaayeen Labada Qof ee Ay Dleen.

Dadka Magaalada Ayaa Sheegaya Inay labada Qof kasoo Jeedaan Buuhoodle,Ayna Sababta Dilka tahay Inay Booliska Soomaliland ku eedeeyeen Inay ka Tirsanaayeen Jabhada SSC.

Dilkani Ayaa Magaalada kalabadh Buuq Xoogan ka Abuuray,Iyadoona Dad Caraysan Rabshado Dhagax Tuur kala Hortageen Ciidanka Maamulka Soomaliland.

Sidoo Kale warar Madax Banaan Ayaa Sheegaya Inay Soomaliland ku eedaysay Inay Puntland U Shaqeeyaan.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. asc reer ssc wa idin salamay mel kasta ad jogdi reer ssc mantay wa argdin dadkina sida lo dhamanayo oo melashan snm dhamanayan reer ssc hada aqli lahani lahedan muuse handarab iyo jeeganto wado iyo kuwa lagacta siyo ba iska carini lahadan reer ssc mantay idinka mesha is dhigdan gabdhihin hala fulo wiilashina hala dilo cabda adunka waya waxa ushegayah ninka mesha ka hadlayo oo dhahayo puntland bey ushaqayan war puntland afka gala bax aabe kuwas war wey cadayhy in umadas gumeysi ku heysid war aqriso hooyada iyo tii kudhashey was inta ku imanayo isug war ninka mesha ka hadlayo magalada wa kula jog ah sas ula soco ina ku imanayo reer ssc gacmah an is qabsano cadowga muuse wado dhulkana an ka sarno reer ssc jabhada lashaqayah cadowga muuse handarab wado mela an ugu so jesano reer ssc hada gac quryaha bangada midida qada cadowga muuse handarab wado babiya reer ssc jabhada lashaqaya qoryaha la sobaxa dagalkana bilaba jeeganta huf kadhiga ok reer ssc wana guuleysanh reer ssc jabhada lashaqaya melkasta ad jogti guul iyo gobonimo reer ssc bye

  2. asc reer ssc wa idin salamay mel kasta ad jogdi reer ssc mantay wa argdin dadkina sida lo dhamanayo oo wiilashan snm dhamanayan reer ssc hada aqli lahani lahedan muuse handarab iyo jeeganto wado iyo kuwa lagacta siyo ba iska carini lahadan reer ssc mantay idinka mesha is dhigdan gabdhihin hala fulo wiilashina hala dilo cabda adunka waya waxa ushegayah ninka mesha ka hadlayo oo dhahayo puntland bey ushaqayan war puntland afka gala bax aabe kuwas war wey cadayhy in umadas gumeysi ku heysid war aqriso hooyada iyo tii kudhashey was inta ku imanayo isug war ninka mesha ka hadlayo magalada wa kula jog ah sas ula soco ina ku imanayo reer ssc gacmah an is qabsano cadowga muuse wado dhulkana an ka sarno reer ssc jabhada lashaqayah cadowga muuse handarab wado mela an ugu so jesano reer ssc hada gac quryaha bangada midida qada cadowga muuse handarab wado babiya reer ssc jabhada lashaqaya qoryaha la sobaxa dagalkana bilaba jeeganta huf kadhiga ok reer ssc wana guuleysanh reer ssc jabhada lashaqaya melkasta ad jogti guul iyo gobonimo reer ssc bye

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*