DAAWO VIDEO:Wariye Bushaaro Baande oo Kabaha La Dulmartay Muuse Biixi Musuq Maasuq Iyo Iibka Dalkii Waqooyi

Wariye Bushaaro baande Ayaa Barnaamijkani Uga hadlaysa Shirkadaha Muuse Biixi cabdi uu ku wareejiyey Guud Ahaan badda Deegaanada Soomaliland Iyo lacagaha uu ka Qaatay.

Shirkadani Heshiiska uu la Galay oo Ah Shirkada Ugu Musuq Maasuqa Badan Sida warbaahinta Aduunka Sheegeen Ayuu Ku wareejiyey Xeebaha Soomaliland.

Wiil Uu Dhalay Muuse Biixi Ayaa Shirkadani Heshiiska Kula Galay Xeebaha .

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*