Fannaanka Qamar Suudaani oo goor dhowayd lagu xirey magaalada Berbera (Halka uu ka yimid)

Fannaanka Soomaaliyeed ee Qamar Suudaani, ayaa lagu qabtay laguna xirey magaalada Berbera.

Sida lagu faafiyey hilinka HCTV oo la xiriirey sarkaal ka tirsan Booliska Berbera, Qamar ayaa laga dejiyey gaari ka yimi dhanka Puntland.

Qamar, oo muddooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho oo uu hadda ka soo laabtay, ayaan weli la rasmiyeynin dembiga lo8 xirey.

Fannaanka ayaa la fahamsan yahay inuu dayuurad ku yimid kaddibna uu socdaal dhinaca dhulka ah kaga yimi dhinaca Garoowe.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*