
Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa xalay gurigiisa ka watay ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah ganacsatada ugu caansan Soomaaliya.
Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Kulmiye ayuu ku yiri ” Shabaab mabda’a ay ku taagan yihiin, oo ay jidka ugu jiraan waan teegeersanahay, been ma sheegayee in gaaladan gaafuurada weyn leh ee Xalane ku jirta la baaba’sho waan rabaa, iyo waxa la socda, aniga been kuu sheegi maa, cidna ka baqi maa.” ayuu yiri Siyaasiga .
Be the first to comment