Kooxo Hubaysan oo qof ku dhaawacay Gobolka Ceyn.

Ugu Yaraan 1 Ruux Ayaa ku dhaawacmay Deegaanka Horufadhi agagaarkiisa Kadib Markii Dablay Hubaysan Gaadhi Jidka u Galeen.

Mid kamid ah waxgaradka Deegaankaasi ayaa sheegay in dablaydaasi sidoo kale Khasaaro gaadhsiiyeen Gaadhigii Isla markaaba ay goobtaasi ka Baxsadeen.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*