Muran ka dhashay Amar lagu soo rogay Rugta Ganacsiga Puntland.

Guddomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland ayaa Kasoo Horjeestay Amar Kasoo Baxay Wasaaradda Ganacsiga Puntland

Rugta Ganacsiga & Warshadaha Puntland ayaa ka hortimid, kuna tilmaamtay faragelin aan sharci ahayn qoraal maalintii shalay Wasiirka ganacsiga Puntland uu ku sheegay inuu kala diray guddigii maamulka rugta ganacsiga.

Akhriso qoraalka kasoo baxay Rugta ganacsiga.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*