Nin dilay Hooyadiis oo lagu toogtay Magaalada Boosaaso.

Faarax Cabdi Maxamed ayaa maanta Xukun dil ah lagu fuliyay, kaddib danbi loo heystay oo ah in uu dil u geystay hoyadiis asaga dhashay 9-ka billoodna caloosha kusoo siday, Dilkaas oo ka dhacay tuuladda Jalam 3 bil kahor.

Sida sawirka ka muuqato waxaa dilay walaalkiis oo ah ninka asaga agtaagan, kaddib markii ay qoyskiisa isku waafaqeen in la qisaaso/la toogto.

“Waxaan u qisaasay walaalkey Faarax si ay cashar ugu noqoto dadka kale ee danbiga noocaan ah geli doonna,” ayuu yiri Caawin Cabdi Maxamed oo ah walalka la dhashay ninka dilka geystay sidoo kale ku filayay xukunka qisaasta.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*