Puntland oo soo saartay digniin ku wajahan Goboladeeda.

Roobab Mahiigana Ayaa lasaadaalinayaaa, inay kadi’ karaan Deegannadda Hoostaga gobolada Nugaal & Mudug, Roobkaas oo meelaha qaarkood la saadaalinahi Qiyaas dhan 50 mm , uuna Gaarikaro ilaa 100mm Deegannadda Hoostaga Gobolka Mudug .

Dhinaca kalena bilowgii bisha Oktoobar, Xarrumaha Saldhigyadda Lasocoshada Xaalada Cimilada ee Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka dimiladu waxay soo gudbiyeen roobab xadigoodu kaladuwan sida kucad Jaantuska Hoose.

Wasaaradda Beeraha iyo isbedelka cimilada Puntland

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*