RW.Rooble oo warqad furan udiray madaxda Dowlad goboleedyada.

Ra’iisal Wasaaraha Dalka ayaa warqad u diray Madaxda Dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb- noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka.

Guddigan, waxaa dhismihiisa horey ugu heshiiyey madaxda DFS iyo kuwa maamul gobaleedyada, waxaana la sugayaa kahor 20-ka bishan oo ay maalmo kooban ka harsan yihiin.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*