Somaliland Oo Qarka Usaaran Inay La Wareegto Boocame Iyo Wararkii ugu Danbeeyay

Malayshiyaad taageersan Somaliland, ayaa Caawa dhaqdhaqaaq xooggan ka wada duleedka Degmada Boocame ee Gobolka Sool, halkaas oo ah Degmadii u dambaysay ee gacanta Puntland kaga harsan Gobolkaasi.

Dhaqdhaqaaqaas ayaa ku soo beegmay, xilli ay Garoowe ka socoto qaban-qaabada soo dhowaynta Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku soo wajahan Garoowe, kadib safarkiisi Kenya iyo Imaaraadka Carabta.

Waxa xusid mudan, in 8-dii January 2018 ay Somaliland xoog kula wareegtay Degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, xilli ay Garoowe ka socotay soo dhowaynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Hello waxa ushegayah been wa laga xishodah kuwa ku qarabayn Boocame aya qarka usaranahy walayl beenta iyo durufada iska dhafa warya muuse handarab lagacti wa laga dhamey runta hada kushego lagactada cisho sida isku dham muuse handarab ado intas laga miya ciyal yar yar miya haba mel kuwadan muuse handarab walana jeegan xun ba ahad kow dhah muuse handarab hada nintahay car borco lascanto imo hargeysa aya ka qalineysah bye

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*