Soomaliland oo Dagaalka Ay Kula Jirto Calanka Blue dartii Mamnuucday Dharka Buluuga In la Xirto

Soomaliland Ayaa dagaal Xoogan Kula Jirta Calanka Buluuga Soomaaliya Xiliyadani Danbe,waxaana Soomaliland Lagu cambaareeyey Qaabka Ay Kula Dhaqmayso Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Rajada ka Qaba Midnimo Soomaaliyeed.

Soomaliland Markasta Waxay Dhiiri galinaysaa Inay Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Kasoo Kabanaya dagaalada Dib Ugu Abuurto Cuqdad.

Dhawaan magaalada Hargeysa Waxaa lagu Xidhay Wiil Dhalinyaro oo jaakad Buluug Lagu Qabtay Loona Sheegay In Jaakada Laga Mataley Calanka Soomaaliya.

waxaana Dib Loogu Masaafuriyey Magaalada Muqdisho Sida Xogta Sheegayso,Bulshaawi oo Ah Wiilka Dhalinyarada ee Dhawaan lagu Xiray Hargeysa.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*