Soomaliland oo Xiriirka Ujartay Qaramada Madobe Iyo Wada Shaqeyntii Ay la Lahayd

Maamulka Iskiis Madaxbanaanida Ugu Dhawaaqay ee Somaliland waxay si lama filaan ah u hakisay shirarkii iyo wadatashiyadii Qaramada Midoobay ee ku saabsanaa dhammaan Qorshooyinka Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay ee Somaliland.

Maamulka Soomaliland  wali ma aysan sheegin sababta hakinta, laakin dadka u dhuun daloola ayaa rumeysan in dowlada ay go’aanka qaadatay kadib markii dhawaan hay’adaha UN-ka ay heshiis la saxiixdeen dowlada federaalka Soomaaliya, heshiiskaas oo ay diiday Somaliland.

Soomaliland Ayaa Dhowr Jeer waxay ka Cabatay Inay Caawimaada Qaramada Madoobe ee Soomaliya Lagu Daro Soomaliland iyo In Dowlada faderalka loogu Soo Dhiibo Caawimaada.

Dhanka Kale  waxaa Wararka Sheegayaan Inay QM Diidey Caawimaad Toos oo uu Udiray Codsi Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi.

Yeelkeedee Waxaa Go’aanka Qaramada Madoobe Soomaliland ugu Dirtay Dhanka Hotmailka Taasi oo cadeynaysa Xiriir la’aanta kala haysta.

Akhriso Warqada Soomaliland U Dirtay QM..

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

3 Comments

  1. I am really surprised by how poorly the letter itself is written!!!
    War isaaq Jabhad aan farta la gelin baa waalaysa. Reer Mirqaan marba gidaar ha isku qaadaan ilaa qiyaamaha

    • I am really surprised by stupidity. Adigaa Mirqaan cid ku caynaya,alkoolada caanaha geela ka dhigtay. The Minister of planing is not Isaak, he is from Awdal. Waad la wayday !

  2. I am really surprised by your stupidity. Adigaa Mirqaan cid ku caynaya,alkoolada caanaha geela ka dhigtay. The Minister of planing is not Isaak, he is from Awdal. Waad la wayday !

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*