Waa Gobolkee Halka Gobol ee Musharaxinta Soomaaliya oo Dhan Muhim u Ah Inay Tageera ka Helaan

Musharaxinta Ku Loolamaya Doorasahada Soo Socota Ayaa Doonaya Inay Galaan gal ka Helaan Maamulka Konfur Galbeed oo Inta Badani Ah,kala Reebta Xiliga Doorashada oo Xildhibaanada Gobolkaasi Yahiin Kuwa Ugu Badan,hadana Ana Lahayn Musharax Madaxweyne.

Inta Badan Maamulka Konfur Galbeed Ayaa Leh Gudoonka Barlamaanka,Inta Badana Madaxweyne iskuma taagaan.

Labadii Madaxweyne ee Hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Xasan Sheekh Ayaa Sigaar Usoo Dhaweystey Labada Nin oo Ay Door bidayaan Inay Cod Uga Keenaan maamulkaasi.

Labada Nin oo kala Ah Jawaari Yo Shariif xasan Sheekh Aadan oo labaduba Ka Tirsan Madasha Mucaaradka e Hogaaminayaan Madaxweynayaashii Hore.

Balse Xukumada Xilkeeda Dhamaanayo Ayaa Iyadana Samayn Ku leh Maamulkaasi,waxayna Horay U Geysey Nin Siyaasad Ahaan Ay isla Shaqeeyaan.

Sidoo kale Gudoomiyaha Barlamaanka ee Xilka Haya Ayaa Dowlada Farmajao wakiil Uga Ah Gobolka.

Dhawaan waxaa lagu wadaa Inuu booqdo Raysal wasaaraha Xilka Laga Qaaday Dhawaan xasan cali Khayre.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com