War Deg Deg Ah:-Jabhada SSC Oo Ciidankii ugu Badnaa Gobolka Sool u Dirtay Xili Muuse Biixi Kusoo Wajahan yahay,

Ciidanka Jabhada SSC ee Nugaasha Gobolka Sool Fadhigoodu yahay ayaa wada dadaal xoogan oo lagu sugaayo amaanka deegaanka.

Ciidanka Xaq u dirirka Jabhada SSC ayaa ku soo ruqaansaday Caasimada Gobolka sool ee laascaanood,

Dhaq-dhaqaaqan xoogan ee Jabhada SSC wado ayaa imaanaya xili uu jiro socdaal Muuse Biixi ku imaan lahaa Laascaanood.

Sidoo kale Ciidanka Jabhada SSC ee Fadhigoodu yahay gobolka Cayn ayaa iyana wada Dhaqdhaqaaq Lagu Xoojinaayo Ciidanka Gobolka Sool ee Jabhada,

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. wcs jabhada gobalada ssc iyo jabhada burco wa idin salamay melkasta ad jogdi labada jabhado ssc burco waxa idin shegayha ninki xuma ee muuse handarab waxu so marayah magalada barbara magrty labada jabhado ssc burco waxa ushegayh marku sas u so is dago burco ku bilaba xabada jogdah reer ssc iyo reer burco wa ogtihin ninki caruurti iyo gabdhihin layahy iuo hooyoyinkina iyo aabiyashin layey oo gabdhihin fuley mesha ku argdin muuse handarab ina kaahin iyo xundani dila labada jabhado ssc burco sas aya isku ognhy cadowga muuse handarab wa ka guuleysanh dhulkana wa ka saranh bye sxbyal

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*