XOG Sidee Noqon Karaa dagaal Dhex Mara Turkiga Iyo Ruushka ee Tageerada Armenia Iyo Azerbaijan

Sida caadada u ah, xaaladaha noocan oo kale ah, su’aasha ah yaa riday rasaasta koowaad ayaa ah su’aal caqli gal ah oo laga yaabo in weligeed aan laga jawaabin,Dagaalka Azerbaijan iyo Armenia.

laakiin waxa qof walba ogyahay hadda waa in adduunku ku toosay subaxnimadii 27-kii Sebtember ee la soo dhaafay dhawaqa Dagaal Culus oo Samayn Ku leh Aduunka.Kana Mid Ah iska horimaadyada Aduunka, mid ka mid ah khilaafaadka adduunka ugu daran.

Colaada Armenia iyo Azerbaijan ee ku saabsan gobolka Nagorno-Karabakh, iyadoo lagu eedeynayo labada dhinac jabinta xabad joojinta.

Dagaalka u dhexeeya Armenia iyo Azerbaijan,Waxay Soo Mareen tobanaan wareeg oo isku dhacyo ah oo inta badan ku dhammaaday  heshiiskii nugul Iyo xabad Joojin Ana Nabad Lahayn., laakiin wixii ka dhacay wareegii ugu dambeeyay ee iska hor imaadka ee labada dhinac, aad buu uga duwanaa,Iyadoo Labada Dhinac Ka Awood Badan yahiin Xiliyadii Hore.

Armenia waxay Ku raxaysan Jirtey Waligeed Tageero ka Saraysa Azerbaijan oo Sahashey Inay Sii Haysato Dhulkaasi,waxay tageero ka Helaysey Ruushka Iyo Quruumaha Yurub Inta Ugu Badan.

Maanta Azerbaijan oo dal Muslim Ah Ayaa Muujisay tageero Iyo Hub ka Badan Midka Armenia,Waxayna Heshay Tageerada,Turkiga,Pakistan,Israa’iil.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*