XOGTA: Ma Waxaa Jira Jira Loolan Ka Dhex Taagan Turkey-ga Iyo Faransiiska??

Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay khudbadda madaxweynaha Faransiiska ee uu kaga hadlay arrimaha islaamka toddobaadkii lasoo dhaafay, taas oo uu shaaca kaga qaaday qorshe uu ku doonayo inuu ku meel mariyo sharci adag oo uu sheegay inuu ku xakameynayo waxa uu ugu yeeray “Muslimiinta gooni u goosadka ah” si uu u difaaco mabaadiida cilmaaniga.

Aqriste adigoo mahadsan Warbixintaan Oo Dhameystiran Muqaalka hoose kaga bogo

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*