DAAWO VIDEO QOSOL:faysal cali Waraabe oo Qirtay Muqdisho u Socdo Soomaliland Qabiil Beesha Muuse Biixi isku Badashey.

Faysal Waraabe oo Dhawaanahani Kasoo Dhex Muuqanayey Doorashada Dowlada faderalka Ayaa cadeeyey Inay Soomaliland Wadada Burburka Kujirto Isla Markaasina Qabiil Isku Rogtey

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Muuse Biixi Iyo Xukumadiisa Maamulka  ku eeddeeyay inay hab qabiil u dhaqmaan, isla markaanna ay Shacabka qabyaaladda baraan oo ku hoggaamiyaan.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in Xisbigiisu uu qabyaaladdaas la dagaalami doono, isla markaanna tacabka ugu badan uu gelin doonno Dhalinyaradda reer Somaliland ee qabyaaladda lagu kala qaybiyay.

“Qabiilka waxa waddaa waa Madaxda, haddii Madaxdu qabiilka ka caaggan tahay, shacabkunna wuu ka caaggan yahay, taasi waxay inna tusaysaa in Qarannimadii aynu dhisaynay aynu hoos uga sii socono, laakiin waxaad oggaataan inaan reer Garroon dhisaynin, tollaayeey-na natiijaddeedii waynu haynaa oo Aniga doorashaddii dhawayd waxa la igu riday reer yarraan, waxay lahaayeen tollaay yaa Habaryoonis iyo tollaay yaa Sacad Muuse ah, taanna waxaynu ka macaashnay fartiinna ayaydun dhexda ka qaniini doontaan, waa taa aad Farta wada qaniinsan tihiin, laakiin doorashaddan ayaad ka coddaynaysaan haddii Alle yidhaahdo.

Halkani Hoose Muuqaalka Daawo

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*