DAAWO VIDEO:Muqdisho Musharaxinta Mucaaradka oo la Kulmay Siyaasinta Gobolada waqooyi kasoo Jeeda ee Muqdisho Ku Sugan.

Musharaxinta Xisbiyada Mucaaradka Dowlada faderalka Soomaaliya oo Loolan Culus Ugu Jira Ololaha Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Ayaa Magaalada Muqdisho Kula Kulmay Siyaasinta kasoo Jeeda Gobolada Woqooyi ee Soomaaliya.

Waxayna kala hadleen Doorashada Soo Socota Iyo Doorka Siyaasinta  Gobolada waqooyi Ku yeelanayaan Xisbiyada Mucaaradka Inta badan,Xili dad Badan Ku eedaynayaan Xisbiyada Mucaaradka Inuu Xisbi kasta u taagan yahay Beeshiisa oo Aysan Ahayn Mid u taagan Xisbi qaran.

Dhanka kale Wali waxaa Jira Loolanka Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Faderalka Cabdi Xaashi cabdulahi iyo Xukumada Rooble oo Sii Xoogaysanaya.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*