
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Indho Indha indhaynaya Xaalada Deegaanka Iyo Nolosha Ayaa Safarkiisii ugu Horeeyey waxaa uu Ku tagey caasimada Buuhoodle,waxaana Qeybta Itoobiya Weyn Ugu Soodhaweeyey Dadka Deegaankaasi.
Madaxweynaha Wuxuu Kulamadani Kula tashanayaa odayaasha Iyo wax garadka kala Duwan Garaadada iyo Dhamaan Qeybaha kala Duwan ee Magaalada Buuhoodle.
Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa