DAAWO VIDEO:Soomaaliya Mala Joogaa Xiligii haweenka Hogaamin lahaayeen Qarankani Burbursan Sadexda Qarni Ku Dhawaad?

Warbixintani waxaanu idin Kusoo Koobaynaa Warbixin Xiiso badan oo Cadeynaysa Dumarka Sida Ay uga Hogaanka wanaagsan yahiin Dhanka Raga,Soomaaliya oo Cago Dhigan Weydey Siyaasadeeda Waxaay Cadeyn u tahay Dumarka oo Kaalintooda La Liido,Falastiin oo Carab Iibsanayaan waxaa cadeyn u Ah Inay Siyaasada Laga Ilaaliyo,waxaa Inagu Dhex Nool Dumar badan oo ilhaan Cumar iyo Rashida Daliba ka Mid Ah.

Maxaa diidaya inaan yeelano hogaamiyeyaal Dumar Ah oo ay ka mid yihiin Angela Merkel ee Jarmalka, Jacinda Ardern oo  New Zealand , Denmarka, Taiwan, Iceland , Ama Filand.Dhamaan Waa Dalalkaasi Waa Kuwa Ay Hogaamiyaan Haweenka Kuan Hodmay Hogaaminta Dumarka,Tusaalaha Ugu Fican oo Warbixinta Inoo Sharaxayso Waa Hogaaminta Laba dal oo Mid Muslim yahay Mid ka Kalana Yurub Hogaaminta Dumarka.

Hoggaamiyayaashan dumarka ah ee hore iyo kuwa hadda jiraba waxay muujiyeen, si ka duwan ragga ragga ah ee ka jira gobolkeenna, inay yihiin kuwa ugu horreeya uguna Wax tar  badan ee xagga nolosha Aadanaha Naxarista,Hooyo Kasta Waa ka naxaris Badan tahay Aabe Kasta Xataa Guriga.

Waxay leeyihiin aragti aad u adag oo ku saabsan xaqiiqda iyo fursadaha.  waxayna waqti badan ku lumiyaan dhageysiga kahor inta aysan ficil sameyn. Waxaan aragnay tan dhowaan. Qaar ka mid ah waxay cadeeyeen inay qaataan oo ay fuliyaan go’aamada adduunka ugu fiican ee la xiriira Cudurka faafa ee COVID-19 .

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*