DHAGAYSO:Dagaalka Itoobiya ee Tigrey-ga oo Soomali Diley Sameeyeyna Durba Soomaaliya

Qiyaastii 50 ardey Soomaali ah ayaa la sheegayaa in ay ku go’doonsan yihiin gobolka Tigray ee ay dagaaladu ka socdaan dalka Ethiopia.

Ardeydan ayaa qaarkood waxa ay deeq waxbarasho ku dhiganayeen jaamacada Mekele ee caasimada gobolka Tigraay.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*