Madaxweynah Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Magaalada Marqaan Weyne Balan Qaad Weyn u Sameeyey

Magalada Marqan weyne oo ka mida Santarada Dagmada Bookh ee GOBALKA doollo.

Magalada Marqan Aya Ah Magalo ka weyn Santar ama Tuulo Waxayna Guud Ahan Kawada Wayntahay melo badan oo Gobalka Doollo kana Adeeg Badan tahay.

Waxay Ledahay Bilic Wadoyin Laydh iyo Ganacsi fcn waxayna Ledahay #waxbarashadi iyo #cafimadki waxayna Udhiganta Mel magaceda iyo mamuskeda lagu xeriyo.

Madaxweynaha D.D.S. Mustafe Muxumed cumar waxu qadan Wayay Magaladan in Ay tahay Santar ama Qabale
Waxana Alle mahadi ah in uu indhihisa kuso Arkay magalada Marqan Weyne
Marqan Xaqeda way Helaysa .

Waxayna Mutaysatay in La isdul istago.

Isha Warka:Fadareshinka Dhalinyarada Gobalka Doollo

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Waynu soo dhoweynaynaa waxii wanaag ah ee kusoo kordha magaalada uu webkani astaanta wacan u noqday. Waxaa xaqiiqa ah in aay kilillada Soomaaliyeed dhammaantood, gaar ahaanna kuwa woqooyiga iyo galbeedka xiga ee garbaha iskuhaya, giddigoodu yihiin goobo istraatiji ah ee weliba kheyraad aan la qiyaasi karin lagu wada baahay. Waxaa aynu ahaan lahayn mandiqadda uugu qanisan oo uguna hormarsan Afrika oo idil, hayeeshee waxaa nimcooyinkaas naga afqabtay oo naga qadiyay maanka gurracan ee “anaa reer hebel ah”. Waxaa aan ka leeyahay oo keli ah “macal asaf”.

    Sidaas oo ay tahay, waxaa aan anigu tolkeena reer Marqaanweyne u soo gudbin lahaa talada ah in aay magacan ku beddeshaan mid kasii tayo sarreeya ee weliba muujinaya xiriirka wanaagsan ee ay la leedahay walaalaheenna Kililka Shanaad ee Itoobiya. Sida aay iila muuqato waxaa ku habboonaan lahaa magac lag saleeyay ee kana tarjumaya Seyyidkeenii Maxamed Cabdulle Xassan iyo fadaljeerkiisa dahabiga ah ee Hawdka iyo Kililka qaummaatiga iskuguxiraya. “Marqaan” waa eray aalaaba Soomaalida ku leh macne xun oo qaadka la xiriira.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*