DAAWO DEG DEG Somaliya Iyo Itoobiya oo Baxay IGAD,Mudahaarad Ka Dhan Jabuuti Soomaaliya Shacabka

Ururka Igad Ayaa Horay loo Sheegay Inuusan Ahayn Mid Go’aamiya Khilaafka Dalalka Ururkani,waxaana Ururkani Mudo Badan uu Ku Fashilmay Inuu Go’aamiyo Arimaha Khilaafka dalalka.


Gar Ahaan Khilaafka u Dhaxeeyey Ereteria iyo Itoobiya oo uu ku Fashilmay Ilaa uu Go’aan Madax Banaan qaatay Raysal Wasaaraha Itoobiya Abey Axmed oo uu ka tanaasuley Xuduuda dalka Ereteria Isku hayeen.

Sidoo Kale Itoobiya Ayaa Xiligani Muujisay Inuu Ururka IGAD gacanta ugu Jiro Kooxo Gaar Ah,Markii Suudaan oo Iyada hada haysa Madaxa Ururkani Ay Ciidamo Badan ku Qabsatay xadka Itoobiya.


Itoobiya Ayaa Ku Hanjabtey In Khilaafka Suudaan kala Dhaxaysa Aysan Qeyb Ku yeelan karin Suudaan oo Iyada Hogaaminaysa hada Ururkani IGAD.


Warbaahinta Kenya Ayaa Shaaciyey Inay Soomaaliya Ku hanjabtey Go’aan Ay Ururkani Uga baxayso iyo In Dhamaan Arimaha Xuduuda Khilaafka Kenya Faraha Kala baxdo Ururka IGAD madama Kalsoonidiisa Dhibatay.
Jariirada East Afrika Ayaa Qortay Go’aanka Dowladda Soomaaliya u dirtay IGAD Inay joojiyaan Dhamaan Qorshaha wada hadalka kenya iyo Dhex Dhexaadinta Kenya iyo Soomaaliya.

Diblumaasinta Ayaa Sheegay Inay Soomaaliya Ugu Baaqday Ururka Midowga Afrika Inay Iyaga Hogaamiyaan Wada Hadal kenya Laala Yeesho Balse IGAD Noqotay Mid Ku Dhisan In Lagu Dulmiyo Dalalka Markaasi Loo Arko In Lagu cadaadin karo.

Halkani Hoos Ka Daawo

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Scw dhammaantiin shaqaalaha Marqaannews.net. aad yaan u dhegeystaa warwarkiina, laakiin qaybta u sheego Shiine ayaanan fahmin, wariye cod wuxuu leeyahay xabashi af soomaali baranaya, ee ka bedela faaffaahinta u akhriyo.
    Wa bilaahi tawfiiq

Your email address will not be published.


*