
Wasiirka Warfaafinta DF Somalia, Cismaan Abuukar Dubbe, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa guddigii xaqiiqa raadinta ahaa ee reer Jabuuti ku tilmaamay ”kuwo la saftay Kenya.”
Guddigan oo laga saaray shirkii 20-kii Diseembar ay madaxda IGAD ku yeesheen Jabuuti ayaa booqday labada dal ee Somalia iyo Kenya iyagoo sidoo kale tegey ”xadka” labada dal haatan kala qaybiya.
Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa