DAAWO VIDEO:XOG Turkiga,Iran iyo Ruushk oo Fashilisay Qorshe Halis Basaasin Reer Galbeedka Difaaca Yaabka Turkiga.

Turkiga Ayaa laga Mamnuucay isticmaalka Whatsapp kadib Markii Meelaha Ka baxsan yurub iyo Maraykanka Dalalka Lagu Qasbay Sharci Whatsapp uu Doonayo Inay Aqbalaan isticmaalayaasha,waxayna xanaaq ka Abuurtay Turkiga ,iran iyo Ruushka oo joojiyey.

Sidoo kale App.ka Turkiga uu Soo Saaray oo u dhigma Whatspp Ayaa Laba Maalin Gudahooda ku helay Tiro Isticmaalayaal u Dhiganta Mida uu Horay u haystey Whatsapp.

Turkiga iyo Shirkadaha Amaanka Ayaa Ku Dhawaaqay in laga Guuro Whatsapp uuna fulinayo Sharci Basaasnimo Ah oo Lagula Soconayo dadka Isticmaala.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

Your email address will not be published.


*