DEG DEG:Ciidan iyo saraakil Puntland oo Gaadhey Gobolka Sanaag xiisad Somaliland iyo Puntland

Warar Hordhaca Ayaa Sheegaya Inay saaka Gaadheen Gobolka sanaag Ciidan ka Tirsan Kuwa Puntland Gobolka sanaa ,waxaana halkaasi Soomaliland ka Wadey Dhaqdhaqaaq Xoogan oo Doorasho Ah.

Ilaa hada lama xaqiijin Ujeedada Ciidanka Puntland Balse dadka Gobolka Sanaag Qeybo ka mid Ah Ayaa Xaqiijiyey.

Wixii Wararka Dib kala Soco

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*