Puntland oo Soomaliland Ka Qabsatay Magaalo Muhim Ah

Wararka laga helayo magaalada Badhan ayaa sheegaya inay ciidamada puntland la wareegeen kadib markii ciidamo badan oo ka socda Puntland Halkaasi gaadheen sida xogta sheegayso.

Shaqalahii ka tirsanaa Diwaan galinta doorashadda ayaa halkaasi iskaga baxay ,iyadoona magaalada la sheegayo inay xaaladeeda degan tahay.

Balse waxaa jira walaac Soomaliland oo ciidamo soo dhoobtay duleedka magaalada.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*