DEGDEG: Shaqaallaha G-Banaadir oo Mushaarka laga jartay & Villa Somalia oo u yeertay Cumar Finish?

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Finish iyo qaar ka mid ah ku xigeenadiisa waxaa ka dhex-aloolsan khilaaf aad u xoogan oo salka ku haaya arrimo dhul la xariira.

Khilaafkaan oo xoogeeysatay ayaa waxaa uu sababay in la jarto mushaarka shaqaallaha Maamulka Gobolka Banaadir,taas oo si aad u dhimeeyso shaqadda Dowlada hoose ee Xamar.

Ku xigeenada oo la kala saftay Cumar Finish iyo Caana-boore ayaa u kala dabqaadaayo waxaana isku garab ah Cali yare iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Sida aan xogta ku helnay Villa Somalia ayaa soo faragelisay Khilaafka Mamulka sare ee Gobolka Banaadir,waxaana suuragal ah in qaarkood xilka laga qaado.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*