Dowladda Puntland oo ka cudur-daaratay in Shirkii Farmaajo ku baaqay lagu qabto Garoowe

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Caawa war uu soo saaray ayuu ku sheegay in shir deg-deg ah oo looga hadlaayo Arrimaha Doorashooyinka lagu qabanaayo Magaalada Garoowe.

Dowlada Puntland ayaa war kasoo saartay Dalabka Madaxweynaha Waqtigu ka dhammaaday,waxaana ay sheegtay in aan lagala tashan hase’yeeshee ay soo dhaweeynayaan in la wada-hadlo.

May be a Twitter screenshot of text that says 'አወደ Puntland State House @PIstatehouse PL waxay soo dhoweynaysaa Shirka lagu baaqay 15 Feb, inkasta oo aan lagala tashan in Garowe lagu qabto. Maadama uu dhamaaday muddo xileedkii Hay'adaha DFS waxay ku talinaysaa in Shika lagu qabto Muqdisho ayna kasoo qeybgalaan Saamileyda Siyasada iyo Beesha Caalamka. @UNSomalia Translate Tweet 12:04 AM 10/02/21 Twitter for Android Retweets 2 Quote Tweets 6 Likes'

Geesta kale Maamulka Puntland waxaa uu ku baaqay in shirkaasi muqdisho lagu qabto oo ay kasoo qeeyb-galaan saamileeyda Siyaasada

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*