Cabdiraxman cabdishakuur oo War ana looga Baran Sheegay Dowladana ku Dhawaaqdey

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay in ra’iisal wasaaraha XFS lagu wareejiyo daadijinta Doorashada iyo Amniga.

Waxaa uu u rajeeyay in Ra”iisal wasaaraha uu xaliyo khaliifaadka, mideynta ciidamada, soo celinta kalsoonida saamileyda siyaasadda iyo qabashada doorasho wadar-ogol ah.

Musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa balanqaaday in Ra’iisal wasaaraha XFS u garab ku siin doono qabsoomida howlahaas culus.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*