DAAWO;-Shacabka Muqdisho Oo Farxad La Ilmeeyay Tanaasulkii Farmaajo Mucaaradkana Ka Nixiyay Daneestayaal.

Hadalkii maanta ee madaxweynaha iyo go’aankii baarlamanka ayaa ku soo beegmay xilli shacabka magaalada Muqdisho ay maalmihii la soo dhaafay wadnaha farta ku hayeen iyagoo ka baqayay in muranka arrimaha doorashada dartii ay caasimaddu dib ugu noqoto dagaalladii sokeeye

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*