DAAWO VIDEO;Ganacsatada Ugu Waaweyn Soomaliya oo Tageeray Madaxweyne Farmaajo Muqdisho Doorasho

Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Kulan Balaadhan laqaatay Ganacsatada Soomaaliyeed,waxaana kulanka ahaa mahad celin mudaada afarta sano uu xilka hayey.

Ganacsatada ayaa ku amaanay Madaxweyne Farmaajo Sida uu Dalka u soo Hogaamiyey una bixiyey Mushaarka Shaqaalaha.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. ayaga ayaa faiido ku qaba waayo boqoolkii sagaashi wixii xoola soo gala xamar ayaa qaadata farmaajo waa mahadkii xamar

Your email address will not be published.


*