3 Comments

  1. Reer aan xishoon oo aan is qaban oo cadowgooda aan garanin waa nasiib daro dhulbaande inay walaalahooda caayaan isaqna ka baqan Allah reerka xininyo weynaa marka ay Mj caayayaan waxa reerka haystaa waa xaqa walaalkood ka weyn Allah soo hanuuniyo

  2. Duulkan khaatumadu kahallawday haddii ay beesha Dhulbahante si daacad ah ugu halgamayaan waa loogu garaabi lahaa, laakiinse waa koox daneysato ah oo magacan habaarka udhigmaya beesha dhexdeeda iyo dunidaba kaga qaraabata. Waa iska mashruuc kamid ah kuwa beenta iyo beenawaasnimada loogu daneysto.

    Marka aan dhanka uu akhristaha iga horreeyay ee Libaan kooxdan kasoo abbaaro, waa koox aan xataa beesha oo dhan kakoobnayn oo matalinna: waa koox asal ahaan kasoojeedda reeraha beesha katirsan ee halgankii Daraawiishta lidka ku ahaa oo Isaaqa iyo huwantii Ingiriiska karaacay oo ay raran jireen.

    Dhaqanxumadooda cid aan aqoon ulahayn uun baa kulayaabta. Majeerteenna ciddi uskaggeed umadhimi karaan oo heerkaas maba gayaan sidoodaba. Beeshana aanooyin hore oo kudhex daxaleysatay ayaa sha’nigeeda sidan xun ukalafirdhiyay, jeer ay toos inta u abbaarto dhexdeeda iskashaafisana indhaheeda oo shan ah ayay Majeerteenku iyo Isaaqu hareeraheeda dawlado gaamuray oo caaddaa maraya kusoo baxayaan, iyaduna ay wax walbana magan uga noqon doontaa.

  3. puntland cidna cadow ku maha wax kiliya oo udagalamay wa in federlku hirgala waana shacri lagu heshiiye.Waa sax inaad xaqaaga doonatiid gobol iyo bar baa stayt noqon kara.dowlada somalia xaq uguleedahay inay dhisto statka sol iyo sanaag majeerteen inu ku farxo moyee ka xumanmay waayo waxay labab state oo walaal ah guul sol iyo sanaag state.Majeerteenow dhulbanante hadu incaayo iyo hadu ini dilo haka felcelinina waa walaalka kayar puntland waa dhul harti waxaanse layaabay nin hawiye beerlaxoosanya boqoolkii lixdaan gurya xamar majeerteen baa leh cadaald baa ladoonaya xamar cidna shido lamarabto

Your email address will not be published.


*