1 Comment

  1. Waxaan Rabaa in aan Baaq Uga diro Halkan Beelaha Majeerteen.
    Waxaan leeyahay Beelaha Majeerteen .ka tashada wax la yiraahdo Sool, Sanaag, iyo Cayn. Waxaan leeyahay Beelaha Majeerteen ,Waxaad leedihiin Dhul iyo Bad idinku Filan ,kheyraad iyo Dhaqaale idinku filan .Sidaa daraadeed uma Baahnin dad Aan Haba Yaraatee wax Dhaqaala ka soo gelin Puntland oo aan Naf iyo Maalba ku Bixino Deegaanadaa Balse Ayagu u taagan Burburinta Puntland ayagoo Maalin Kasta u Gacan Haatinayo Cadawga Puntland. Waad ogtihiin in Goboladaasi Haba Yaraatee Wax Cashuura ka Soo Gelin puntland mudadii ay jirtey .

    waxa sidaa u hadlaya ee aad arkeysaa waxaa hadda ka socda Sanaag Mashruucii ugu weynaa somaliya ee ah waddada Ceel daadhir Ceerigaabo oo dhan 220 km. oo ay dhiseyso puntland laguna dhisayo doolarka laga qaado Ardaydayada iyo Ganacsatada yada.

    waxaa muuqata in ay yihiin abaal laawayaal aan waxba istaahilin.
    sidaa daraadeed waxaan ku soo koobayaa hadalkeyga waa in Beelaha Majeerteen shir deg dega isugu yimaadaan si looga tashado goboladaas aan soo sheegey .

Your email address will not be published.


*