Muuqaal Maraykanka oo Hub Hore Somaliya loogu ogolayn Ku Wareejiyey Baaburta Difaaca

Qoraal lagu daabacay barta Gaaarka ee Ciidanka Nabad ayaa lagu soo bandhigay muuqaal baabur dagaal oo Maraykanka ku Wareejisey,Baaburtani oo ah kuwa tayada sare.

Qoraalka ayaa lagu Yiri.

Gawaaridaan Gaashaaman ee Casriga Ah Ayaa Waxaa Lagu Wareejiyay Ciidanka Kumaandooska ee Danab Waxana Gawaaridan Ciidanka Danab Ku Wareejisay Dowladda Mareykanka Ayadoona Dowlada Mareykanka Uga Gol,leedahay Tayeenta Ciidanka Sida Gaar ah u Tababaran ee Danab.

Kumaandooska Sida Gaarka ah u Tababaran ee Danab oo Guulo Badan Kasoo Hooyay La,dagaalanka & Ciribtirka Cadowga Umada Soomaaliyeed ee UGUS

Saanadaan Ciidan Ayaa Qeyb Ka ah Tayeenta & Tababarida Ciidanka Gaarka Ah Danab Si ay ulaba Jibaaraan Hawlgalada Ay Ka Fuliyaan Guud ahaan Dalka Si Loo Wiiqo Awooda Argagixisada Wasaqlayaasha UGUS ee Cadeystay Daadinta Dhiiga Shacabkeena Soomaaliyeed.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*