1 Comment

  1. Ar Isaaqu xariifsanaayeenee! Waxay isugu-habrahabreynayaan “xisbiyo siyaasadeed” oo ay dadka kale ugusuureynayaan.

    Neceybkii beeleed ee kadhexeyn jiray ayay midabyo kalajaad ah usoosameysteen, maadaama baaruudda lagulayaabayana waxay isku-baacsanayaan dimquraaddiyad bug ah oo sidoodii boqonnada iskagajarayaan. Waxaasaa xariifnimo looyaqaannaa allaylehe!

Your email address will not be published.


*