DAAWO;Ehelada 17 Nin oo Toogasho Lagu Xukumay Puntland iyo Dilalka loo haysto

18 qof oo Maxakamadda Ciidamda Puntland ay dhawaan ku riday xukunno dil ah kadib markii lagu helay falal argagixisnnimo ayaa maanta maxkamadda sare ee ciidamda ay ayidday xukunkii lagu riday.

17 ka mid ah dadkan ayaa lagu xukumay dil, halka ay midka 18-aad ku xukuntay xabsi daa’in.

Ehellada mid ka mid ah ragga la xukumay ayaa VOA u sheegtay inay maxkamaddu ahayd caddaalad darro. Waxay codsatay in magaceeda la qariyo sababo dhinaca amniga ah.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada Puntland Jeneraal Maxamuud Cabdi Maxamed ayaa go’aankan maxkamadda ka warramay .

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

Your email address will not be published.


*