Dhagayso; Goormee lagu dhawaaqayaa natiijada doorashada Maamul Goboleedka Somaliland?

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamud Riyo Raac ayaa sheegay in muddo 24 saac gudahood ah ay ku dhawaaqi doontaan natiijada doorashada ee degamada Hargeisa.

https://www.voasomali.com/embed/player/0/5917725.html?type=audio

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*