Odayaasha Beelaha harti oo Dignin u Diray Soomaliland Xadhiga Afhayeenka Beelaha darood.

Odayaasha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maantay ugu baaqay maamulka somaliland in la sii daayo afhayeenka beelaha daarood Cabdikarin Cali Nuur oo lagu xiray magalada laascaanood.

Halkani Riix Video Daawo

https://www.facebook.com/Mwliid.Ismaaciil555/videos/489856558749820

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

Your email address will not be published.


*