RW Rooble Muxuu Ka Doonay London?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Britain, halkaas oo uu uga qeyb galayo Shirka Caalamiga ah ee sara u qaadista tayada waxbarashada carruurta.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo UK waxa la kulmi doonaa Ra’isul Wasaaraha UK Boris Johnson , Madax iyo Mas’uuliyiin kale.

Shirkan ku saabsan tayaynta waxbarashada ayaa waxaa ka qeybgali doono madax ka socoto wadamada badan oo caalamka ka tirsan.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*