XOGTA Cusub Ikraan Tahliil Faarax oo La Waayey Muqdisho Maxa ka Jira In loo Diley Sida Jamal Khashoggi

Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka tirsan golaha shacab ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadashay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo muddo ka badan labo toddobaad la’layahay, waxayna ballan-qaaday har iyo habeen ka shaqeyn doonto sidii loo soo heli lahaa, nolol ama geeri.

Xildhibaanada ayaa ugu horeyntii sheegtay in ay garab taagan yihiin hooyo Qaali Maxamuud Guhaad iyo qoyska Ikraan oo ka tirsaneyd hay’adda Nabad-sugida ee NISA, ayadoona ballan-qaaday inay ka shaqeyn doonaan sidii loo soo heli lahaa nolol ama geeri mid un.

Waxay nasiib xumo ku tilmaamtay in Ikraan markii u dambeysay laga qafaashay meel u dhow taliska Hay’adda Nabad-sugida, ayada oo lagu kaxeeyay si ka baxsan rabitaankeeda, ka gadaal markii ay raacday gaari la sheegay in hay’adda ay laheyd.

Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo arrintaas kaga hadashay qoraal dheer oo ay soo dhigtay barteeda Facebook, ayaa waxa uu u dhigna sidaan;

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*