XOGTA Siyaad Bare Sida u Badbaadiyey 5 Dal oo Afrka Ah,Goobaha Loogu Magac daray Siyaad Bare Afrika

Hogaamiye Kasta oo Military oo Aduunka soo Maray Wuxuu Leeyahay Taarikh Badan oo iskugu Jirta mid xun iyo mid wanaagsan,Waxaasi Xaqiiq ah intooda badani Taarikhdooda Xun Qarisay Mida Mida wanaagsan Inkasta oo ay sameeyeen wax Badan oo Ilaa manata Cid kale Samayn.

Maxamed Siyaad Bare Muxuu Ahaa Halyey u taagnaa Difaaca Afrika Mise Kaligii Taliye Burburiyey dalkiisa.

https://youtu.be/9lh9zse7B5c

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com