1 Comment

  1. Cunsuriyad qaawan.

    Oromadu waxay si xad dhaaf ah u joogtaa Burco, Hargeysa, iyo tog-wajaale, dadii cid la raafayo maxaa iyaga looga leexday? Anaa kuu sheegaya waxa aan loola hadli karin waa hadii oromo maqasho waxaa iyo wax lamid ah cid Isaaq ah Itoobiya waxna ka baran mayso kana soo degi mayso, deked isticmaalkeedna waa la daynayaa.

    Hadaba Muuse biixi wuxuu go’aansaday inay oromada dhasheeda ku biliqasan geyigiisa ay yihiin ubixii barito, reer koonfur galbeedna ajnabi aan loo baahnay, waase arin laga qowmamayn doono.

    Balse anigu waxaan doonayaa waxgaradka dhulbahante, siyaasiyiinta dhulbahante, garaadada inay arintan deegaankooda fadeexada ku noqonaysa waxay ku fasireen iyo sida ay uga bixin doonaan cudur daar ito magdhow. Tan kale meeshan dadku miyaanu wax isdhaamin, hadii maanta Alla kuma keenee masiibo ka dhacdo Soomaaliland xagee bay aadayaa, tii maraakiibta Ina Waran cadee miyaan wax laga baran mise lagu quus qaada.

    Bal ninkii ka hadlay arintaa ee ahaa ina Good ama loo yaqaanay Bashir Goth, iminka haka dalo waa isagaa waashinton Muuse Biixi u fadhiistaye.

    Hadal la haynayee bal arintaa ha la ogaadoo waxbaa soo socee.

Your email address will not be published.


*