DAAWO DEG DEG Soomaliland Sanaag ka Bilowday Masaafurinti,Siyaasin Koonfur Galbeed oo Warkii Ugu Adkaa ee ka dhan ah Soomaliland Ku Dhaawaqay

Siyaasinta iyo Xildhibaanada Kasoo Jeeda Koonfur galbeed Dowlada faderalka Ayaa Sheegay in Lagu war galiyey in Sanaag ay ka Bilowdeen Masaafurinta Soomaliland ee Shacabka Koonfurta,waxayna Soo sareen war Adag oo ka Dhanka Soomaliland.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Raafku ha socdo!

    Reer koonfuntu maxay halkan kasoo dooneen, maanay dal u gaar ah lahayn. Soomaalland waxay xaq u leedhay in amniga gudeheeda ay sugto, wax khalad ahnu kuma dhaqaaqin haday bilawaday inay kala saarot xashka iyo nuxurka, hadii kale meeshu waxay noqonaysaa bahal galeen.
    dalkaaga soo gub deedna halkan dab qabadsii lagaa yeeli nmaayo.

Your email address will not be published.


*