Madaxweynaha Soomaaliya oo Qudbad u Jeedinaya Shacabka Soomaaliyeed Guushi Bada ee Kenya ay Soomaaliya Uga Guulaysatey.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

3 Comments

  1. Guul guul

    Guul aan dareen baahsan loo myeelan iyo kenya waxay damacsan tahay.

    Marka hore usoo gaabiya go’aanka sidan oo dadku haka dhergo.

    1- 15 xaakim ( garsooreyaal) ayaa arintan u fadhiistay inay goaamiyaan.

    2- qodobada laysku haystay waxaa loo soo gaabiyay lix waaxood.

    3- dhamaan qodobadaas waxaa la isku raacay inay keenya khaldantahay Soomaliyana saxsan tahay, badeedana loo daaayo.

    4- waxaa la diiday kaliya in keenya magdhow ka bixiso intii muranka ay furtay.

    5- lixda qodob afar kamid ah dhamaan xaakimiintu way isku raacday oo halkaa wacay tahay cid diiday ama ka hortimid ma jiraan, laba qodobna waxaa loogu codbixiyay HAA ninay tahay 10 xaakim – 4 xaakoim, kan kalena 9 xaakim oo haa ah iyo 5 maya ah.

    Hadaba iyadoo arintaasi sidaa u caddahay ayaa waxaa qorshaysan in Keenya aanay sidaa ku haray ee ay muran raadin doonto iyadoo kaashanaysa shirkadahii waaweynaa ee ay ruqsadaha hore u siisay iyo dublamaasiyiin hoos kala talina.

    Taana waa loo joogaa.

    WQ Geelle Naanaab oo ka tirsan kuliyada saadaasha waayaha, waxaana lagala xidhiidhi karaa hirarka gaagaaban, iyo wargeyska ismadhaanto iyo dhasheed.

  2. Waa cajiib

    Horta dalkan yaa leh?
    Haday maanta kasoo baxsatay keenya sow haad oodhan muu arag raqda meesha taal oo soo hunguriyaynmayo.

    Waxaaba usoo guuxaya itoobiya iyo abiiy markay tooda soo xaliyaan ayay ciidan badeed iyo saldhigyo khasab ah samaysanayaa, yaa ka cilin?

    dee ha israacdo diidaye ha ir raamsato, ama hala raamsado gabigeedba.

Your email address will not be published.


*