Wararka maanta

Maamulka Muuse Biixi oo ka Qeyliyey Farmaajo

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay Golaha Wasiirada Somaliland,waxaana Shirka Guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici) iyo inta badan […]