Top Story
  • [ December 16, 2019 ] XOG XASAASI AH:Gudoomiye Dhoobo oo Muqdisho Ku Sugan Qorshe Puntland Ka Dhan Ahna Wada.. Maqal Iyo Muuqaal
  • [ December 16, 2019 ] DAAWO MUUQAAL:RW Khayre oo Qudbad Cajiib Doxa Ka Jeediyey Loona Riyaaqay Maqal Iyo Muuqaal
  • [ December 16, 2019 ] SIR CULUS:Puntland oo Imaraadka Doonayo Inay Soomaaliya Ka Godo Iyo Sirta Lafashilyey. Puntland
  • [ December 16, 2019 ] DAAWO VIDEO:Oday Dhulbahante oo Noqday Ninka sanadka Isagoo Laascaanod Joogana Runta Usheegay Faysal Cali Waraabe Laascaanod Inuusan lahayn” Maqal Iyo Muuqaal
  • [ December 16, 2019 ] DAAWO MUUQAAL DEG DEG Dagaal Israel Iyo Turkiga Qarka Usaran Masar Tageertay Israel English News
December 16, 2019
Wararka Khaatumo , Somaliland , Puntland Iyo Somalia
  • Home
  • Wararka maanta
  • Maqal Iyo Muuqaal
  • Puntland
  • Soomaliya
  • English News
  • Faalloyinka
HomeFaalloyinka

Faalloyinka

Faalloyinka

AKHRISO:- Gudoomiye Mursal oo magacaabay Guddi aysan ka warqabin Farmaajo iyo Kheyre.

December 15, 2019 marqaan 0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Webiga Shabelle (Shabeelada Hoose). Guddigan uu magacaabay Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa ka kooban 12-xubnood oo dhammaan ka […]

Faalloyinka

Somalia oo Markale laga reebay Cecafa Senior Challenge Cup kadib markii ay Barbaro la gashay Xulka Eritrea.

December 15, 2019 marqaan 0

Xulalka Kubada cagta Soomaaliya iyo Eritrea ayaa maanta waxaa ay ciyaar  ku dhex martay garoonka ku yaala dalka Uganda, waxaana la ciyaarayaa tartanka bariga iyo bartamaha Afrika ee Cecafa Senior Challenge Cup. Ciyaarta ayaa waxaa […]

Faalloyinka

Degdeg:- Qaraxyo lagu fashiliyay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb “Xagee lala damacsanaa qaraxyada?”.

December 15, 2019 marqaan 0

Ciidamada Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaaladaas ayaa waxaa ay kusoo qabteen waxyaabaha qarxa. Taliska Booliska Dhuusamareeb ayaa sheegay in waxyaabahaan qarxa lagu diyaariyey mid kamid […]

Faalloyinka

DAAWO:- Puntland oo ku dhawaaqday inay samaysanayso Kahriirad ugaar ah oo aan kujirin Somalia inteeda kale.

December 15, 2019 marqaan 0

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in haatan ay wadaan qorshe uu maamulkaasi ku sameysanayo Map u gaar ah. Dhabancad ayaa tilmaamay in hadda ay wadaan daraasad cusub oo la xariirta calaameynta […]

Faalloyinka

SAWIRO:- Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Khudbad Xasaasi ah Ka Jeediyay Madasha Dooxa

December 15, 2019 marqaan 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa Ra’iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga hadlay dowrka ganacsatada ee badbaadinta bulshada iyo dib-u-dhiska dalka, fursadaha dalka ka jira, sharciyada ganacsiga […]

Faalloyinka

Alshabaab damacsanaa Howl adag oo lagu soo bandhigay gobolka Gedo.

December 15, 2019 marqaan 0

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya qeybteeda Gobolka Gedo ayaa soo bandhigay Rag ay sheegeen in ay ku qabteen howlgallo ay ka fuliyeen Degmada Beledxaawo iyo degaannada hoostaga. Dadka Howlgalka lagu qabtay oo isugu […]

Faalloyinka

DAAWO:- MD Deni oo si cad usheegay inaysan ku qanacsanayn Guddiga Doorashada Dalka “Hadalkii Fiqi waa uu rumoowbay”.

December 15, 2019 marqaan 0

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka horyimid sharciga doorashooyinka dalka ee horyaalla Golaha shacabka Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa ku tilmaamay sharcigaas mid aan waxba ka quseyn Puntland maaddaama aan laga talo gelinin. Deni […]

Faalloyinka

Muran ka taagan in la xiro Xerada Dhadhaab ee dalka Kenya “Xog badan ogoow”.

December 15, 2019 marqaan 0

Maxkamadda ugu sarreysa Dalka Kenya ayaa diidday qorshe ay wadday Dowladda Kenya oo la xiriira in la xiro Xerada ugu weyn Adduunka ee ay Qaxooti ku noolyihiin oo ah Dhadhaab. Maxkamadda oo kiiskan dhegeysatay ayaa […]

Faalloyinka

DAAWO:- Madaxwayne Farmaajo oo Rajo aan caadi ahayn ka muujiyay in ay tanaazulaan Madaxda Maamulka Somaliland.

December 14, 2019 marqaan 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in howl gelinta Guddigan iyo shaqooyinka ay […]

Faalloyinka

DAAWO:- Hooyo Somaliyeed “Ninkeeyga 9sano ayuu ku xiran Yahay K/Kuuriya” Sheeko xanuun badan oo Murugo leh.

December 14, 2019 marqaan 0

Nawaal Maxamed oo ah Hooyo Soomaaliyeed ayaa sheegtay in muddo sagaal sano ah Sayigeeda uu ku xiran yahay xabsi ku yaalla dalka Kuuriyada Koonfureed. Hooyadan oo heysta inan ayaa sheegtay in Sayigeeda la xiray iyadoo […]

Faalloyinka

DAAWO:- Madaxwayne Albashiir oo lagu xukumay Xabsi dhaqancelin ah muddo Labo Sano.

December 14, 2019 marqaan 0

Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar al-Bashiir ayaa lagu xukumay laba sano oo xabsi dhaqan celin ah ,ka dib kolkii lagu eedeeyay dacwado ku saabsasn laaluush iyo musuqmaasuq ,taasoo qeyb ka ah kiisas dhowr ah oo […]

Faalloyinka

SAWIRO:- Maxkamada Jubbaland oo xukuno ku riday Rag katirsanaa Alshabaab oo horay udilay Askar Kismaayo ku sugnayd.

December 14, 2019 marqaan 0

Maxkamadda ciidanka Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhegeysiga dacwad loo heysto seddex eedeysane kuwaas oo lagu soo kala eedeyay in ay dileen askar ka tirsan ciidanka Jubbaland. Eedeysayaasha maxkamadda ka soo hor muuqday ayaa kala […]

Faalloyinka

Guul ayuu ku dhawyahay in xal laga gaaro xiisadihii qabiil ee kajira Gobolka Mudug.

December 14, 2019 marqaan 0

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku baxay joojinta colaadda degaannada Towfiiq iyo Af Barwaaqo ee Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ay joojiyaan colaad beeleed halkaas ka socotay. C/Xamiid Maxamed Dirir, Taliyaha […]

Faalloyinka

Maxaad kala socotaa Xogta Kenyaankii la maxkamadeeyay ee doonayay in Somalia uu ka shaqeysto Malaayiin Dollar?.

December 14, 2019 marqaan 0

Haweeney u dhalatay Dalka Kenya Ninkeedana u xiranyahay Dowladda Kenya ayaa ku calaacashay in Ninkeeda uu Soomaaliya u aaday si uu lacag ugu soo shaqeeyo qoyskooda. Waxaa ay Wargeyska The Nation u sheegtay in Odageeda […]

Faalloyinka

DAAWO:- Deg-Deg:- Dagaal toos ah oo hadda kasocda Deegaanka Laascaanood iyo Shacab toos ula dagaalaya Ciidanka.

December 14, 2019 marqaan 0

Wararka ay heleyso shabakadda Marqaannews isla markaana kusoo dhacaya warqabadkeeda ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu qarxay gowr dhaw oo maanta ah. Dagaalka oo rasaas xoogleh la isku adeegsanayo ayaa waxa uu Goordhow oo maanta […]

Faalloyinka

XOG Cad:- Musuqaasuq hareeyay nidaamka shaqaaleysiinta dhaqaatiirta cusub ee isbitaalka Digfeer.

December 14, 2019 marqaan 0

Taariikhdu marka ay ahayd 12-ka bishan December waxaa imxitaan shaqo cusub lagu helaayo u fadhiistay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo gaaraya 393 qof, kuwaas oo midkiiba laga qaaday lacag dhan $100 si ay imxitaanka u galaan. Dhaqaatiirtan […]

Faalloyinka

Akhriso:- Xildhibaan Jawaari oo shacabka Fahamsiinaya sababta loo qaban la’yahay Doorasho qof iyo Cod ah.

December 13, 2019 marqaan 0

Xildhibaan Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari, ayaa fadhigii Baarlamaanka ee qabsoomay Sabtidii taariikhdu ahayd Desembar 7dii waxaa uu si qaanuuni ah u sharraxay, una lafoguray cutubka 1aad iyo 2aad ee sharciga doorashooyinka horyaalla Baarlamaanka, waxuuna dooddiisa […]

English News

DAAWO VIDEO:DEG DEG Xilka Qaadis wasiir Khadiija,Doorashada UK Somalida Maxay Utahay.

December 13, 2019 marqaan 0

Wararkii Ugu danbeeyey Ayaa Kasoo baxaya Xilka Qaadis wasiirada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo Ay Dul saaran tahay In Xilka Laga Qaado sida La Sheegtay. Kadib guushiisii ​​doorashada, Raiisel wasaare Boris Johnson wuxuu sheegay in […]

Faalloyinka

DAAWO VIDEO:Sir Culus Qaabka Weerarkii SYL Askarta Fududaysay

December 12, 2019 marqaan 0

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay in ay wax ka bedesho hannaanka ay ku xaqiijinayso amniga magaalada, haddii ay Shabaabku bedeleen qorshayaashoodii weerarada. Khubarada ayaa kuu sheegaya in weerarkan laga baran karo sida uu uga […]

Faalloyinka

Xildhibaano Caan ah oo si la yaab leh uga hadlay Heshiiska saakay ay wada gaareen Ahlusunna iyo Dowladda Somalia.

December 12, 2019 marqaan 0

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan kuwa deegaan doorashadoodu tahay deegaannada Galmudug ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Ahlusunna ka gaareen dhismaha Maamulka Galmudug. Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha […]

Faalloyinka

DHAGAYSO:- Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo saakay Xukuno ku risay Askar katirsan DFS oo lagu helay…

December 12, 2019 marqaan 0

Maxkamada cidiamada qalabka sida ee  qeybta 27-aad ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday  6 eedeysane oo loo haytay dilkii Taliyihii qeyta Booliska gobolka hiiraan Marxuum Maxamed Macow Xalane. Gudoomiyaha Maxkamada cidamada ee qeybta 27-aad […]

Faalloyinka

AKHRISO:- Ahlusunna oo Aqbashada qodobadii kasoo baxay heshiiskii ay la gashay Dowladda Somalia.

December 12, 2019 marqaan 0

Ahlusunna waljamaaca ayaa aqbashay in 20 xildhibaan laga siiyo baarlamaanka Cusub ee Dowlad Goboleed Galmudug. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu cadeeyay in […]

Faalloyinka

Seddex Dal oo Afrikaan ah ayaa bilaabay in Ciidamadooda ay ka saaraan Somalia.

December 12, 2019 marqaan 0

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa munaasibad sagootin ah u sameeyay Saraakiil Booliis ah oo ka socday Dalalka Ghana iyo Zambia. Saraakiishan oo ka mid ahaa qeybta tababarka Booliska AMISOM ee tababara Booliska Soomaaliya ayaa […]

Faalloyinka

SAWIRO:- Shacabka Puntland oo Seddex Todobaad kadib helay halka uu joogo Madaxwaynahooda oo ay ku wareersanaayeen Waayihii dambe.

December 12, 2019 marqaan 0

Shacabka Reer Puntland ayaa waayihii dambe is waydiinayay halku uu ku sugan yahay Madaxwaynahooda oo ay waayeen kahor muddo kudhaw seddex Todobaad. Hadal hayn kala duwan oo ku saabsan halka uu joogo madaxwaynaha ayaa waayihii […]

Faalloyinka

Donald Yamamato oo ku wareeray Siyaasadda Somalia “Saacadaha soo socda ayuu is casili doonaa” Sababta ogoow.

December 12, 2019 marqaan 0

Danjiraha Dalka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa qorsheynaya in uu iska casilo xilka danjiranimo ee Mareykanka uu uga hayo Soomaaliya. Wargeyska Foreign Policy ayaa daabacay warbixin dheer oo ka faallooneysa waxyaabaha ku gedaaman is […]

Posts navigation

1 2 … 33 »







Maqal Iyo Muuqaal

XOG XASAASI AH:Gudoomiye Dhoobo oo Muqdisho Ku Sugan Qorshe Puntland Ka Dhan Ahna Wada..

DAAWO MUUQAAL:RW Khayre oo Qudbad Cajiib Doxa Ka Jeediyey Loona Riyaaqay

DAAWO VIDEO:Oday Dhulbahante oo Noqday Ninka sanadka Isagoo Laascaanod Joogana Runta Usheegay Faysal Cali Waraabe Laascaanod Inuusan lahayn”

DAAWO MUUQAAL DEG DEG Dagaal Israel Iyo Turkiga Qarka Usaran Masar Tageertay Israel

DAAWO VIDEO: Qaabka Hurada Fican Aad Ku heli karto habeenkii Haday Ugu Yar tahay.

DAAWO:- Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Maanta la waydiiyay Su’aalo uusan filayn oo aad u kulul

DAAWO:- Puntland oo ku dhawaaqday inay samaysanayso Kahriirad ugaar ah oo aan kujirin Somalia inteeda kale.

DHAGAYSO:Puntland oo war aysan filayn uu kasoo kordhay deegaanadii la isku laayey ee Gobolka Mudug




Puntland

XOG XASAASI AH:Gudoomiye Dhoobo oo Muqdisho Ku Sugan Qorshe Puntland Ka Dhan Ahna Wada..

SIR CULUS:Puntland oo Imaraadka Doonayo Inay Soomaaliya Ka Godo Iyo Sirta Lafashilyey.

DAAWO VIDEO:Oday Dhulbahante oo Noqday Ninka sanadka Isagoo Laascaanod Joogana Runta Usheegay Faysal Cali Waraabe Laascaanod Inuusan lahayn”

DAAWO:- Puntland oo ku dhawaaqday inay samaysanayso Kahriirad ugaar ah oo aan kujirin Somalia inteeda kale.

DHAGAYSO:Puntland oo war aysan filayn uu kasoo kordhay deegaanadii la isku laayey ee Gobolka Mudug

DAAWO:- MD Deni oo si cad usheegay inaysan ku qanacsanayn Guddiga Doorashada Dalka “Hadalkii Fiqi waa uu rumoowbay”.

WAR CUSUB:Laascaanod Soomaliland oo Mustaqbalka Ka Dhigaysa Magaalo Isaaq Leeyahay,Hargeysa Looga Soo Rarayo Qoysaska.

Degdeg:- Taliye Gacameey oo markale xilkii ka xayuubiyay Taliyaha Gobolka Nugaal “Waa markii labaad Bil gudaheeda”.

English News

English News

DAAWO MUUQAAL DEG DEG Dagaal Israel Iyo Turkiga Qarka Usaran Masar Tageertay Israel

December 16, 2019 0

Ciidamada Badda Turkiga ayaa qabtay markab Israel ay leedahay oo ku sugnaa biyaha Qubrus waxayna la baxsadeen xilli xiisad ka taagan sahaminta Kheyraadka dabiiciga ah ay wali ku sii kordhayaan gobolka. Markabka, Bat Galim, oo […]

English News

DAAWO VIDEO:DEG DEG Xilka Qaadis wasiir Khadiija,Doorashada UK Somalida Maxay Utahay.

December 13, 2019 0

Wararkii Ugu danbeeyey Ayaa Kasoo baxaya Xilka Qaadis wasiirada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo Ay Dul saaran tahay In Xilka Laga Qaado sida La Sheegtay. Kadib guushiisii ​​doorashada, Raiisel wasaare Boris Johnson wuxuu sheegay in […]

English News

DAAWO VIDEO :Boqor Sugaha Sucuudiga Binu Salman oo dil Askari Ilaaladisa Ka Bad Baaadey

November 26, 2019 0

Kadib dhimashadii General Abdul-Aziz al-Fagham, oo ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee boqor Salmaan Bin Abdul-Aziz, ayaa waxa isasoo taraya warbixino ku aadan qaabkii uu u dhacay dilkiisu. Al-Fagham ayaa waxa la sheegayaa in uusan ku […]

English News

DAAWO VIDEO:Xog Yaab Leh Dagaalka Sadexaad Wuu Bilowday Cida U Dhaxeeyo Sidu U Dhacayo.

November 9, 2019 0

Dagaalkii Labaad ee Adduunka wuxuu ahaa dagaalkii ugu burburka badnaa taariikhda aadanaha. Tixgeli taas, qiyaasta muxaafidka ah ee dhimashada Dagaalkii Labaad ee Adduunka waa 60 milyan oo qof, ama qiyaastii 3 boqolkiiba dadweynaha adduunka waqtigaas. […]

Faallooyinka

Faalloyinka

AKHRISO:- Gudoomiye Mursal oo magacaabay Guddi aysan ka warqabin Farmaajo iyo Kheyre.

December 15, 2019 0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Webiga Shabelle (Shabeelada Hoose). Guddigan uu magacaabay Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa ka kooban 12-xubnood oo dhammaan ka […]

Faalloyinka

Somalia oo Markale laga reebay Cecafa Senior Challenge Cup kadib markii ay Barbaro la gashay Xulka Eritrea.

December 15, 2019 0

Xulalka Kubada cagta Soomaaliya iyo Eritrea ayaa maanta waxaa ay ciyaar  ku dhex martay garoonka ku yaala dalka Uganda, waxaana la ciyaarayaa tartanka bariga iyo bartamaha Afrika ee Cecafa Senior Challenge Cup. Ciyaarta ayaa waxaa […]

Faalloyinka

Degdeg:- Qaraxyo lagu fashiliyay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb “Xagee lala damacsanaa qaraxyada?”.

December 15, 2019 0

Ciidamada Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaaladaas ayaa waxaa ay kusoo qabteen waxyaabaha qarxa. Taliska Booliska Dhuusamareeb ayaa sheegay in waxyaabahaan qarxa lagu diyaariyey mid kamid […]

  • Home
  • Wararka maanta
  • Maqal Iyo Muuqaal
  • Puntland
  • Soomaliya
  • English News
  • Faalloyinka

Copyright © 2019 | MH Magazine WordPress Theme by MH Themes