LATEST ARTICLES

Wararkii ugu Dambeeyay: Shirka Dhuusa-mareeb & dalabka Axmed Madoobe & Deni...

0
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeba ka furmaya shir ay isugu imanayaan maamul goboleedyada Soomaaliya, kuwaas oo maalma kahor ku wada hadlay taleefonka, kuna ballamay inay...

Maxaa Qasaaro ah oo ka dhashay Rabshadahii ka dhacay Dalka Itoobiya...

0
Xeer Ilaaliyaha guud ee Federaalka dalka Itoobiya Adaanech Abebe ayaa BBC u sheegtay dad masaakiin ah oo aan wax xiriir ah la lahayn dilka...

Mareeykanka oo Taageeray Xariirka Soomaaliland & Taiwan

0
Guddiga Ammaanka ee Aqalka-cad ee Mareykanka ee uu hoggaamiye ka yahay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Taiwan waxaa ay ku bogaadiyeen xiriirka ay la...

Gudoomiye Miisan leh oo Maydkiisa laga Helay Dulleedka Magaalada !

0
Booliska koofurta Kuuriya ayaa helay maydka duqii caasimadda dalkaasi ee Seoul oo la waysanaa tan iyo khamiistii aynu ka soo gudubnay. Guddoomiyaha maydkiisa la helay...

Gaari lagu Rasaaseeyay Gobolka Sh-dhexe & Qasaaro kala duwan oo ka...

0
Gaarigaan oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kusii jeeday deegaano ka tirsan gobolka Mudug,waxaana la sheegay in rag hubeysan ay ku rasaaseeyeen...

Wararkii ugu Dambeeyay Duqeeyn laga fuliyay Gobolka Sh-hoose

0
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu...

Dalka Masar oo Afkiisa Ku Qiray Aduunka Inuu la Wareegey Turkiga...

1
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan waxa uu ku dhashay Kasımpaşa Beyoğlu dalka Turkiga 26-kii February 1954-tii, xiligaan waa 66-sano jir, waana hoggaamiye waayahaan...

Dhulbahantow orod Xaqaaga Soo Qaado…

0
Maanta Soomaaliya waxay Kujirtaa wakhti Xasaasi Ah Siyaasad Ahaan,Iyadoo Goortani oo Kale Tahay,Wakhtiga Loo Kala Yaaco kala Jiidashada Neefka Bisil ee Doorashada Soomaaliya. Maanta oo Kale Waxaa...

XOG SIR BADAN:Muxuu Yahay Khilaafka Raysal Wasaare Khayre Iyo Madaxweyne Farmaajo?

0
RW Kheyre oo maanta la hadlayey golaha xukuumadda ayaa ku celiyey hadal uu May-2020 ka horjeediyey Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada, kaas oo...

Itoobiya oo Si Qarsoodi U Bilowday Buuxinta Biyo-xidheenka Nile

0
Wada hadalada sadexda dal ee Itoobiya,Masar Iyo Suudan Ayaa Natiijo la'aan Taagan Kadib Shir 9-ka Bisha Dib Ugu Furmay,Iyadoo Ilo Wareedyada Masar Sheegayaan Inay...

DAAWO VIDEO:Subxanalah Muqdisho Nin Diley Xaaskiisi iyo 5 Qoyskii uu Gabadha...

0
Waxaa Baraha Bulshada Kusoo Badanaya Dhacdooyinka Fool xun ee Lagu Soo gudbinayo,Taasi oo Siweyn Uga Gadisan Dhacdooyinkii Soomaaliya 20 Sano kasoo Dhacayey. Dhacdadani waxay ka...

DAAWO VIDEO XOG UAE Iyo Turkey oo Ku Dagaalamaya Yemen,Dagaalkooda Libya...

0
Imaaraadku wuxuu ku hawlan yahay xog-war-gelinta dagaalka ka dhanka ah Turkiga iyada oo isku dayeysa in ay dalka u jiido qalalaase aan lahayn cid...

DAAWO VIDEO:XOG RW Khayre Iyo Madaxweyne Farmaajo oo War Weyn Ku...

0
Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee ku aaddan...

DAAWO VIDEO:Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo Siweyn Loogu Soodhaweeyey Dhuusamareeb Iyo...

0
Madaxweynayaasha maamullada Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, si ay uga qeybgalaan shirka magaaladaasi. Madaxweynaha Galmudug...

Xog Rasmi ah: Maxaa looga hadlayaa kulanka gaarka ah oo ay...

0
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in Gelinka dambe ee Maanta uu shir gaar ah uga furmo Madaxda Dowlad Goboleedyada kajira...

Shaqsi hubeeysan oo xasuuqay dad isku qoysa ahaa & Wararkii ugu...

0
Wararka Caawa laga helayo deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in nin hubeysan uu weeraray qoys ka mid ahaa...

Ciidamo ku dagaalamay Madaxtooyadda Hir-shabelle oo la Heshiisiiyay

0
Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, saraakiisha booliska Hirshabeelle iyo maamulka Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in xal laga gaaro Ciidamo ka...

Guluf siyaasadeed: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddi uu Magacaabey RW...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada, hormuudka Olalaha Isxilqaan. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dul istaagay...

Dowladda Somalia oo shaacisay dad horleh oo ka bogsaday COVID-19

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay...

DAAWO VIDEO XOG Bahdilaad Maraykanka “Imaraadka Waa Xarunta daroogada Iyo...

0
Diyaargarowga Imaaraadku ee wax ka qabashada musuqmaasuqa iyo lacagta la dhaqay, waa caqabado caalami ah oo ay tahay in wax laga qabto, Ayey Tiri"...

DAAWO VIDEO:Nabadaynta Ka Socota Degmada Horufadhi Iyo Gobolka Cayn.

0
Guudoomiyaha Gobolka Cayn Maxamuud Maxamed Nuux iyo Wafti uu Hoggaaminayo ayaa gaadhay deegaanka Hurufadhi oo maalmihii la soo dhaafay uu Dagaal ku dhexmartay laba...

Ciidankii Haramcadka oo Dhuusamareeb Laga Qaaday Muqdisho Loo Qaaday Kadib Codsigi...

0
Xog ay heshay Warbaahinta e ayaa sheegeysa in amarka lagu soo celiyay ciidamada booliska Soomaaliya ee Haramcad ee ku sugnaa Dhuusamareeb uu bixiyay Ra’iisul...

The UAE and Israel: More than a marriage of convenience

0
With Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu advancing his West Bank annexation plan, albeit only gradually, attention has been directed towards the warming ties between...

Hir-Shabeelle oo Guddoomiye u Magacaawday degaan ay maamulaan Al-Shabaab

0
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-shabelle ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Buurweyn oo kamid ah deegaannada Gobolka Hiiraan. Wareegto ka soo baxaday Xafiiska...

Mid kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Ciidamo gaar ah geystay...

0
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Caawa gaaray Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Madaxweynaha Puntland oo safar dhulka ah kaga soo baxay Magaalada Gaalkacyo...